Magaalada Seattle Ee gobolka Washington oo ay ka dhacaday xaflad heer sare ah taas oo ay soo agaasintey jaaliyada reer khaatumo ee gobolka Washington.
Ing Abshir Muuse oo ka mid ahaa Siyaasiyiintii aas aastay Maamul Goboleedka Puntland 1998-dii ayaa si kulul u dhaleeceeyey xaalada murugsan ee Puntland ku sugan tahay..