Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande ayaa amar ku bixiyay adkaynta ammaanka meelaha ay dadweynaha isugu yimaadaan iyo goobaha gaadiidka laga raaco .
Haayada Save Children oo soo saartay warbixin ay ku sheegtay in ay yaraatay macaluushii faraha badnayd ee ka jirtay caalamka
Markii la ogaaday xaalada caafimaad ee Gabadha ayaa waxaa is badashay arrintii oo waxaa meeshii ku naf waayay ruux(Akhriso sida wax u dheceen)
Dowladda Mareykanka ayaa u aqoonsatay mucaaradka Suuriya inay yihiin wakiilka rasmiga ah ee dadka reer Suuriya.
Muwaadin u dhashay wadanka Shiinaha oo gurigiisa oo uu muda dheer ku noolaa wada soo gashay ayaa ugu danbayntii ogolaaday in la bur-buriyo.
Waxaa maanta adduunka looga dabbaal-degayaa maalinta Aids-ka adduunka oo sanad kasta maanta oo kale (1-da December) la xuso lana sameeyo wacyi galin.
Xi Jinping ayaa noqday hoggaamiyaha cusub ee Shiinaha, waxaana uu sheegay in Xisbiga Shuuciga ee talada haya ee Shuuciga uu wax ka qaban doono musuqmaasuqa.
Agaasimihii guud ee BBC George Entwistle oo is casilay kadib markii uu ka baxay BBC-da iyo Tiifiiyada maxaliga ah barmaamij ka dhan ah dalka Britain.
Sawirka manta ayaan waxaan ku soo qaadanay Obama iyo xiligii sii Africa, wada noolaanshihii isaga iyo ayaydee Sahra Tuulo ku taala wadanka Kenya..
Dalka Maraykanka Ayaa Saaka Dadku Ay U Dareereen Sidii Ay U Dhiiban Lahaayeen Codkooda ,Iyada Oo Labada Murashaxna Ay Aad Isugu Dhaw Dhaw Yihiin Walaw Uu Obama Horeeyo
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay duufaan xoog leh oo ku dhufatay xeebaha bari ee waddanka Mareykanka gaystayna khasaare kale oo hantiyeed.
Qoyska Islam Bhati oo ku nool Rajasthan dalka Hindiya ayaa keenay suuq lagu iibiyo xoolaha toddobaadkan neef ari ah oo 2 sano jir ah iyagoo ku doonaya lacag dhan £128,000.
Doodii murashixiinta Madax waynaha Maraykan ka ayaa xalay lasoo afmeeray kulankii sadexaad ee dhexmarayay Madax wayne Brack Obama Iyo Murashax Mitt Romney iyada oo la sheegay in markan uu cad-cadaa Obama.
Agaasimaha Guud ee BBC, George Entwistle, ayaa difaacay jawaabta ay BBC ka bixisay eedeymaha xadgudubka xagga galmada ee la xiriira Jimmy Savile.
Labada musharrax ee u tartamaya xilka madaxtinimada Maraykanka ayaa mar kale iska hor yimid, waxayna is dhaafsadeen doodoodii hadallo kulul.
1 – 2 – 3 – 4 – 5 >
Sheikh Abdulkadir Nur Farah was reportedly shot dead by a gunman in a mosque during the afternoon prayers in Garowe, on Friday.