Yaa La Dhashay, Yaa Degi Jirey !!!!
Monday, August 24, 2009 - 11:36 AM |
|
Maanta qofkii SSC dani ka hayso, waxaa la gudboon inuu xogta Abaaraha jira u soo bandhigo dunida guud ahaan,SSCna ku booriyo inay isku tashadaan oo kii Allaah maal siiyey la wadaago beesha SSC sida ay u kala baahi qabaan.
Full Story:
|
Tagaarid shirka Nairobi Jaaliyada Boston, USA
Wednesday, July 22, 2009 - 10:59 PM |
|
Anaga oo ah jaaliyada magaalada Boston, MA USA. ee ka soo jeeda deegaanka SSC. waxaanu taageero hiil iyo hooba la garab taaganahay shirka taariikhiga ah ee dhawaan ka dhici doona Nairobi Kenya..
Full Story:
|
Shariifka laba daran mid dooro
Friday, February 13, 2009 - 11:53 AM |
|
Marka hore mamulka shariif waxaa hor yaalo caqabado daran oo u qeeybsan labo qeeybood, Tan koowaad waa kooxaha islaamiyiinta, Tan labaad dowladaha reer galbeedka.
Full Story:
|
26 Jun waa maalin mudan in la xusuusto
Thursday, June 26, 2008 - 11:04 AM |
|
Mudo laga joogo 48 sano ka hor dhalinyaro Somaliyeed u soo dhibtooteen sidii loo heli lahaa hannaan xornimo iyo is-raac Somaliyed, kaas oo lahaa qiirada wadaninimo
Full Story:
|
Hilaac Soo Baxay,Biyuhuu Shubay, Allaw Barakee
Wednesday, June 25, 2008 - 06:39 PM |
|
Sidii aan maqaalkii hore ugu sheegay ayaa shirkii dhexdhexaadinta Djibouti loogu qabtay DFKM iyo Isbahaysiga Dib uxoreynta Somaliyeed (I.D.S.) uu ahaa Hilaac soomaali u soo baxay markii lagu heshiiyeyna uu noqday roob biyo dhig leh
Full Story:
|
|