Ciidanka Somalidiidka ayaa Magaalada Boorame oo ku xidhay Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha Barlamanka KMG Soomaaliya iyadoo la sheegay in ay ku daba jiraan xildhibaano kale..
Waxaa magaalada Nairobi ee xaunta dalkan Kenya ku sugan Gudoomiyaha Jaamacadda Nugaal University ee magaalada Laascaanood Pro: C/Risaaq Maxamed Aadan (Lafoole)..