Hoodadada Faroole iyo Hungada SSC.
Saturday, January 16, 2010 - 06:08 PM |
|
Ka gadaal burburkii Dawladdii dhexe waxay soomaaaliya u kala baxday reero aan is aamminsanayn oo qolo waliba degaankii ay asal ahaan ka soo jeedday salka dhigatay si ay ugu ammaan hesho..
Full Story:
|
Ina Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
Friday, November 13, 2009 - 10:10 AM |
|
Ina Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun, Waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alla ha u naxariistee Aadan Cartan Muuse..
Full Story:
|
Fadlan Caawi Wiilkan Dhibaateysan
Thursday, August 27, 2009 - 11:50 AM |
|
Daymo argagax leh oo saamaysay laxaadka Jaamac Maxamed Ayaanle oo 23 jir ah Wiilkan ayaa degan baadiyaha u dhexeeyaha Buuhoodle iyo Laascaanood..
Full Story:
|
Hambalyo - Hambalyo - Hambalyo
Sunday, June 21, 2009 - 08:35 PM |
|
Dhamaan rere Ahmed Said Nalaye waxay hambalyo u dirayaan arooska Said Faysal Ali Hussein iyo Barwaaqo Axmed Said Nalaye oo ka dhacay magaalada Toronto..
Full Story:
|
Hambalyo Tahniyad Dhalasho
Wednesday, June 10, 2009 - 01:13 AM |
|
Tahniyad dhalasho oo loo gudbinayo Ahmed Dahir Yussuf Haji Afgaab iyo marwadiisa Kaltuun Ahmed Guuleed oo wiil ugu dhashay magaalada Roeemond ee Netherland..
Full Story:
|
Tacsi- Inaa-lillahi wa inaa ileyhi raajicuun
Monday, April 06, 2009 - 12:32 AM |
|
Jaaliyad SSC ee Canada waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey Alla ha u naxariiste Marxuun Xasan Caabi Xiir oo ku geeriyoodey magaalada Busia ee dalka Kenya..
Full Story:
|
|