Buraanbur Darwiishad Fadumo Ali Sahal
Wednesday, June 09, 2010 - 08:56 AM |
|
Darwiishad Fadumo Ali Sahal oo buraanbur qiimo badan u tirisay halganka ay geesiyada SSC ugu jiraan xoreynta gobolada ay kala iibsadeen Puntland & S/Land.
Full Story:
|
Waatuma Saada Cali Warsame?
Saturday, April 24, 2010 - 11:55 AM |
|
Waxaa soo diyaariyey Khadar Mohamed Hashi isagoo soo qaatay qayb ka mid ah taariikhda fanaanada Saado Cali Warsame...
Full Story:
|
Shirka Jabuuti oo saaka dib u bilaabanaya
Saturday, October 25, 2008 - 10:12 AM |
|
Wararka ka imaanaya dalka Jabuuti ayaa sheegaya in wareeg kale oo ka mida wada hadalada nabada Soomaalidu uu maanta ka furmayo dalka Jabuuti iyadoo wufuuduna ay halkaa wada gaareen.
Full Story:
|
Galkacayo oo yelatey khadkii cagaarnaa
Saturday, July 19, 2008 - 11:42 AM |
|
Magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug oo mudooyinkii u danbeysay ay ka jirtay xaalado nabadgelyo xumo ayaa maalmahan wanagsantahay xaladeeda amaan kadib markii
Full Story:
|
|