Tacsi tiiraanyo leh waxaa ku kala geeriyoodey magaalooyinka Cujmaan UAE & London UK marxuum cali saxardiid cismaan oo loo yaqaan cali madoobe iyo Max’ed Ayir..
Waxaa xalay lagu qabtay Hotelka Holiday Inn magaalada Toronto xaflad qiimo iyo qaayo leh, oo lagu soo dhoweynayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, Hassan Mohamoud Hayl..